DEG DEG: Xisbullaah Oo Holcisay Saldhigyada Ciidamada Yahuudda

0
77

DEG DEG: Xisbullaah Oo Holcisay Saldhigyada Ciidamada Yahuudda

Weerarro culus ayaa lagu soo warramaya inay Xisbullah ku qaadeen saldhigyada ciidanka Israa’iil ee xadka Lubnaan, halkaa oo sidoo kale uu goor dhow dab ka kacay.

 

Xisbullah waxay sheegeen gantaallo iyo madaafiic kale inay ku weerarreen saldhiyada ciidanka Israa’iil oo ay sheeganayaan inay khasaare gaarsiiyeen, iyadoo tan ay ku soo aadayso xilli maanta Wasiirka Difaaca Israa’iil uu sheegay inay Xisbullah go’aansadeen dagaalka inay ku biiraan, balse dhinaca ururka ma jiro warbixin ka soo baxday oo hadalkan looga falceliyay.