Maxbuuusad Iran U Dhalatay oo Ku Guulaysatay Abaalmarinta Nabadda Ee Nobel 2023

0
50

Narges Mohammadi oo u doodda xuquuqda haweenka Iran oo Hadda xidhan, ayaa ku guuleysatay abaalmarinta nabadda ee Nobel 2023.

 

Intii ay xabsiga ku jirtay, waxaa la siiyay abaal-marin qaali ah jimcihii dadaalka ay ugu jirtay “in ay kor u qaaddo xuquuqda aadanaha iyo xorriyadda dadka oo dhan”, sida uu sheegay guddiga Nobel-ka Norway.