Maraykanka Oo Soo Today Diyaaradda Turkigu Leeyahay

0
84

Maraykanka ayaa ku soo riday diyaarad aan duuliye lahayn oo Turkiga laga leeyahay gudaha Suuriya kadib markii ay weerar ku qaadeen meel u dhow Hasakah.

 

Dhacdadan ayaa ku soo beegantay iyadoo Turkiga uu sii xoojiyey hawlgalkiisa millatari ee waqooyiga Suuriya ka dib markii uu weerar ismiidaamin ah ka dhacay magaalada Ankara.