Ciidamada Yuhuudda Oo Toogasho Ku Dilay Dhalinyaro Falastiihiyiin ah

0
58

Falastiiniyiinta ayaa lagu dilay weerar ay Israaโ€™iiliyiintu ku qaadeen magaalada Huwara ee daanta galbeed

 

Dilka Labib Dumaidi oo 19 jir ah ayaa ku soo beegmaya xilli ay sii kordhayaan rabshadaha dadka deggan dhulka Daanta Galbeed.

 

Falastiiniyiinta ayaa Waxa ay isku dhaceen ciidamada Israel intii lagu guda jiray aaska Labib Damiidi oo 19 jir ah, kaas oo ay ku toogteen dadka degan magaalada la haysto ee Huwara ee daanta galbeed.