Shirkii Golaha Wasiirada Puntland Oo Arrimo Kala Duwan Lagaga Hadlay

0
89

Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Hajji. Ahmed E. Osman Karaash ayaa Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada.

 

Kulanka ayaa looga hadlay Amniga guud, dhacdooyinka todobaadka, Xogta aqoonsiga dadweynaha (National ID), Saadaasha iyo curashada Roobka Dayrta iyo qodobo kale.