Hogaamiyaha Mucaaridka Tunisia Oo Habsiga La Dhigay

0
82

Hogaamiyaha mid ka mid ah xisbiyada mucaaradka ah ee Dalka Tunisia ee Parti Destourien Libre, loona Soo gaabiyo (PDL), Abir Moussi, ayaa la xidhay, sida uu sheegay qareenka xisbigaasi.

Moussi ayaa lagu xidhay bannaanka hore ee madaxtooyada ee Carthage Halkaas oo la sheegay inay u timid inay racfaan qaadato, basle xabsida ayaa la Dhigay.

AfricannewsPpp