Maxkamadda Dambiyada Dagaalka Aduunka ICC Oo Xadhiga Ku Amartay Raysal Wasaaraha Israaiil

0
88

Dacwad oogaha maxkamadda Dembiyada Caalamiga (ICC) ayaa dalbaday in la soo xiro Ra’iisul wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu iyo wasiirka gaashaandhigga Yoav Gallant.

 

Sidoo kale waxaa ay maxkamadda dalbatay in la soo xiro hoggaanka sare ee ururka Xamaas, kuwaaso kala ah; Ismail Haniya, madaxa siyaasadda ee ururka, Yaxye Sinwar, madaxa Xamaas ee Qasa iyo taliyaha guutada hubaysan ee Xamaas, Maxamed Deif.

 

Iman Jama