Dowladda Ethiopia oo ku sheegtay inay berri 9 Madfac u ridi doonto xuska dhalashada Nabigeenna suubban

0
136

Ethiopia oo xusaysa Xuska dhalashada Nebiga (N.N.K.H).

 

Dowladda Ethiopia ayaa ku sheegtay inay berri 9 Madfac u ridi doonto xuska dhalashada Nabigeenna suubban ee Muxammad N.N.K.H awgii.

 

Geesta kale Raysal-wasaaraha dalkaas Abiy Ahmed ayaa guud ahaan Islaamka ugu hambalyeeyey xuska dhalashada Nebiga.