Oramiya oo weerar ku soo qaaday Deegaanka Soomaalida Iyo Dagaal Culus Oo Dhacay

0
74

Oramiya oo weerar ku soo qaaday Deegaanka Soomaalida Iyo Dagaal Culus Oo Dhacay

Ciidamada Oramiya oo weerar ku soo qaaday fadhiisin ciidan oo ay ku leeyihiin Tulada Qolaji Ciidamada deegaanka Soomaalida.

 

Dagaalka oo socda saaka ayaa ilaa hada dad goob-jooga yaal ah ayaa iisheegay in Ciidamada Oramiya oo rabay in ay galaan u soo galaan deegaanka Soomaalida dib loogu celiyay ayna jiraan labada dhinac dhinac.

 

Xerada qolaji oo ah goobta uu dagaal ka sameeyay ayaa waxaa ku sugan in ka badan 13-kun oo Soomaali ah oo ka soo horjeeda colaada Soomaalida iyo Oramada ee 2016-ilaa 2017.

 

Deegaanka Soomaalida waxaa laga jaray laydhka oo u soo mara deegaanka Oramiya.