Shirkadda Dahabshiil Oo war Kasoo Saartay Suuqa Waaje Ee Gubtay

0
49

DAHABSHIIL:

 

“Waxa aannu aad uga xunnahay musiibadda 𝐝𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐤𝐚 𝐤𝐚𝐜𝐚𝐲 suuqa magaalo ganacsiyeedka 𝐓𝐨𝐠 𝐖𝐚𝐣𝐚𝐚𝐥𝐞, oo ganacsato badan ku waayeen ganacsigoodii ay ku tiirsanaayeen shaqaale iyo qoysas badani. Dahabshiil Group ahaana waxaanu sameyn doonaa 𝐰𝐚𝐱𝐤𝐚𝐬𝐭𝐚 𝐨𝐨 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐢𝐦𝐨 𝐚𝐡 oo aan awoodno, Insha Allah.

 

Waxaanu 𝐛𝐨𝐠𝐚𝐚𝐝𝐢𝐧𝐚𝐲𝐧𝐚𝐚 ciidanka naftoodda hurayaasha ah ee 𝐝𝐚𝐛𝐝𝐞𝐦𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐖𝐚𝐣𝐚𝐚𝐥𝐞 ee la tacaalaya daminta dabka, iyo ciidamadda 𝐠𝐮𝐫𝐦𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐝𝐞𝐝𝐞𝐠𝐝𝐞𝐠𝐚 ah ee ka yimid 𝐉𝐢𝐠𝐣𝐢𝐠𝐚, 𝐆𝐚𝐛𝐢𝐥𝐞𝐲 𝐇𝐚𝐫𝐠𝐞𝐢𝐬𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐁𝐨𝐨𝐫𝐚𝐚𝐦𝐚.

waxaanu ugu baaqaynaa dhamaan 𝐛𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 in ay si wayn uga qayb qaataan gurmadka suuqa Wajaale.

#Wajaale #prayforwajaale #DahabshiilGroup