Faysal Cali Waraabe Oo War Ka Soo Saaray Weftiga Xukuumadda Muqdisho Ee Laascanod Ku Sugan

0
87

Faysal Cali Waraabe Oo War Ka Soo Saaray Weftiga Xukuumadda Muqdisho Ee Laascanod Ku Sugan

“Waftigii Xamar ka yimi ee Laascanood waxba ka beddeleen maayaan xuduudaha ah ee Somaliland, riwaayada iyo raynrayntu waxay dhowaan isu rogi doonaan oohin iyo riyo habeeneed, 

 

Dhawaan Somaliland waxay ka saartey duullaanka waxashnimada ah ee cadowga Laascaanood ku soo duulay, tallaaba u noqon doonta xuduudaheeda. Insha allaah” 

 

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe.