Ciidamada Yuhuuda Oo Badhedh U Toogtay Muwaadin Falastiini Ah

0
100

Ciidamada Yuhuuda Oo Badhedh U Toogtay Muwaadin Falastiini A

 

Ciidamada ISRAA’IILIYIINTA ayaa dilay nin Falastiini ah oo ay da’diisu aheyd 29 sano jir.

 

Ninka la dilay oo magaciisa la yiraahdo MAHDI BIADSA ayaa lagu dilay DAANTA GALBEED ee dhulka Faraltiiniyiinta.

 

Afhayeen u hadlay Wasaaradda Caafimaadka ee Falastiin ayaa sheegay in ciidamada Israa’iiliyiintu ay maalinta Jimcaha u soo qalab-qaataan in ay dillaan dadka shacabka ah ee Reer Falastiin.