Xaalka Barazil oo qasan iyo Kumanaan qof Oo Xabsiga La Dhigay.

0
271

Xaalka Barazil oo qasan iyo Kumanaan qof Oo Xabsiga La Dhigay

Warkii U dambeeyey ayaa sheegaya in Booliiska Brazil ay xidheenboqolaal qof waxayna dib u celiyeen koontaroolada dalka ee Congress-ka, madaxtooyada iyo maxkamada sare ee dalkaasi rabshado ay sameeyeen taageerayaasha madaxweynihii hore ee Jair Bolsonaro