Kumanaan Israa’iiliyiin ah oo ku Mudaharaadaya xukuumadda cusub ee Netanyahu.

0
173

Kumanaan Israa’iiliyiin ah oo ku Mudaharaadaya xukuumadda cusub ee Netanyahu

Dad aad u tiro badan ayaa isugu soo baxay bannaanbax looga soo horjeedo qorshaha Netanyahu uu ku doonayo inuu ku ballaariyo deegaamaynta Daanta Galbeed ee la haysto

Kumanaan Israa’iiliyiin ah ayaa isugu soo baxay waddooyinka si ay uga mudaaharaadaan qorsheyaal ay waddo xukuumadda cusub ee Ra’iisul Wasaare Benjamin Netanyahu , taasoo ay ku sheegeen inay halis ku tahay dimuqraadiyadda iyo xorriyadda.