Fadhigii Guurtida Oo baaqday iyo Shir Albaabadu u xidhan yahay Oo Ay Yeesheen

0
152

Fadhigii Guurtida Oo baaqday iyo Shir Albaabadu u xidhan yahay Oo Ay Yeeshee

Kalfadhigii 80 aad ee Golaha Guurtida Somaliland oo maanta furmi lahaa, ayaa baaqday, waxaana la sheegay inuu Berri furmi doono, guddoomiyaha Golahaasi, ayaa mudaneyaasha ku war geliyey inay maanta fasax yihiin.

Mudaneyaasha Golaha Guurtida, ayaa intaas ka dib Yeeshay Shir Alaabadau u xidhan yihiin, kaas oo muddo qaaday, lamana oga Waxa ay kaga wada Hadleen,in kasta oo uu shirkaas uu ka maqnaa Shir guddoonka Golahaasi.