29 Qof Oo Ku Dhintay Weerar Mexico Ka Dhacay

0
179

Ugu yaraan 29 qof oo ay ku jiraan 10 askari ayaa lagu dilay howlgal lagu soo xidhayay wiil uu dhalay boqorka daroogada ee Mexico El Chapo, sida ay sheegtay dowladda Mexico kadib markii ay israsaaseyn dhexmartay Ciidanka iyo xubno ka tirsan Budhcada.

hawlgalkan, ayaa sidoo kale Waxa ku dhaawacmay 35 qof oo kale