Wasiir Godane Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Madaxweyne Deni

0
149

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Mustafe Godane ayaa sheegay in Laascaabood Degen Tahay.

Sidii kale Waxa uu farrin u Diray madaxweynaha Puntland “Deni waxa aan leeyahay intaad Laascaanood ka hadlayso, Bosaaso & Garowe ayaan loo kala gudbi karin, maalmahaa ku hadhay reer Puntland ilahay nabad galyo ha ugu dhamays tiro..”