Guddoomiyaha Ucid Oo Shir Ku Baaqay kana Dayriyey Xaaladda uu Dalku Marayo

0
119

Guddoomiyqha Ucid Oo Shir Ku Baaqay kana Dayriyey Xaaladda uu Dalku Maray

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Egn Faysal Cali Waraabe, ayaa ku Baaqay in Shir Talo Qaran Ah ay Somaliland isugu Timaado, waxaanuu walaac ka Muujiyey Halka uu dalku hadda marayo

Faysal Cali Waraabe oo warbaahinta la Hadlay xilli uu Diiwaan gelinta kormeerayey isaga oo arrintaasi ka Hadlaya Waxa uu yidhi”Somaliland mar xalad aanay weligeed Soo Marin ayey maantaaraysaa”

Guddoomiyaha oo hadalkiisa sii wata ayaa Shir wada tashi ah ku Baaqay “Shir Talo Qaran ah aan iskugu nimaadno oo Gobolada u wada Yeedhay, anaguna isbahaysiga Mucaaridka hadaanu Nahay waanu taageeraynaa, shirkaas oo ah Turxaan Bixin iyo Dib u heshiisiin” Faysal Cali Waraabe Gudoomiyaha UCID PARTY ee Somaliland