Putin oo Sheegay inuu adiyaar U Yahay Wada Xaajood uu Dagaalka Ukraine Ka galo

0
130

Madaxweynaha waddanka Ruushka Vladanir Putin ayaa sheegay in Ruushka uu diyaar u yahay in uu wadahadal ka galo arrimaha Ukraine.

Ruushka ayaa diyaar u ah in uu wada xaajood la galo dhammaan dhinacyada ku lugta leh dagaalka Ukraine balse Kyiv iyo taageerayaasheeda reer galbeedka ayaa diiday in ay wada hadal la galaan, madaxweyne Vladimir Putin ayaa ku sheegay wareysi uu sii daayay Axaddii.

“Xiisad ka taagan Ukraine, laakiin Kyiv iyo taageerayaasheeda reer galbeedka ayaa diiday inay galaan wadahadal” ayuu yidhi madaxweyne Vladimir Putin.

Xogasho Routers

Suxufi Khadar Mucalim Deeq