“Hadii qori lagu xoroobi waayay dhagax tuur lagu xoroobi maayo” Madaxweyne Mustafe

0
140

“Xabad, dagaal iyo qori hadii aan shalay u aragnay inaan lagu gaadhayn ujeedooyinkii ummadani tacadiga kaga bixi lahayd maantana dhagax tuur iyo muraayad la jabiyo aan ku badalno qorigii inaan iyadana hadafyadii aan rabnay ina gaadhsiinayn way cadahay”

“Hadii qori lagu xoroobi waayay dhagax tuur lagu xoroobi maayo”

Madaxweyne Mustafe oo Ururada Mucaaradka u digay ayaa sidaasi yidhi.