Golihii Wakiilada Somaliland Oo Kooran La,aan u shaqayn La’ maalmahan iyo Sababta

0
153

Golihii Wakiilada Somaliland Oo Kooran La,aan u shaqayn La’ maalmahan iyo Sababt

Golah Wakiilada Somaliland ayaa dhawrkii maalmood ee u danbeeyay u furmi waayay Kooram la’aan ayaa sakana mar kale buuxsami waayay kooramku, kadib markii ay kafadhiga soo xaadireen xildhibaanno tiray yar.

Mudanayaasha saka soo xadiray xarunta golaha ayaa muddo kooban ka dhur sogaayay in uu u buuxsamo kooramku, si ay u gutaan waajibaadkooda, balse markii ay sooro gali wayday arintaasi ayaa ay ku kala dareeray goobta.

Shirgudoonka golaha ayaa hore u sheegay in xildhibaano badan ay ku dhacday xumad, balse waxaa xusid mudan in mudanayaal tiro badan ay wajibaadki loo doortay kaga mashquuleen oo ku maqan yihiin Shirkii Burco ka dhacay iyo Ururrada ku sugan gobollada bariga.

Sido kale waxaa jira mudanayaal dalka dibadiis u baxay.

Ahmed-nuur Samraawi