Al Shabaab Oo Dishay Hooyo Iyo Wiilkeedii.

0
111

Al Shabaab Oo Dishay Hooyo Iyo Wiilkeedii

Wararka ka imanaya Somalia, ayaa sheegay in Xooxda Alshabab ay dileen sadex qof oo ka kooban Hooyo, Wiil ay Dhashay iyo Wiil kale.

Dad Kasoo keeda deegaamada falkani ka dhacay, ayaa waxbaahinta shabeele, u sheegay in ay shabaab tileen dadkan shacabka ah ee aan waxba galabsan.

Falkan, ayaa ka dhacay Koonfurta Somalia oo muddooyinkan dambe dagaal xoogan lagula jiro shabaab.