Guddida Diiwaan Gelinta Ururrada Oo Lagu Eedeeyey Inay Laaluush Qaateen

0
168

Guddida Diiwaan Gelinta Ururrada Oo Lagu Eedeeyey Inay Laaluush Qaatee

Xildhibaanno ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland oo warbaahinta la Hadlay, ayaa sheegay in qaabka ay hadda wax u wadaa guddida Diiwaan gelintu aanay ahayn.mid sax ah, iyaga oo farriin u Diray Dadka Gobolka Sool.

“Guddida Diwaangelintu laalush ayay ka qaateen ururada siyaasada, reer Sool waxaanu leenahay ka dagaalama waxa ay guddida ururadu wadaan”Xildhibaanada gobolka Sool.