Wafti uu hogaaminayo suldaanka guud ee subeer awal suldaan Xasan ayaa gaadhay magaalada burco

0
202

Wafti uu hogaaminayo suldaanka guud ee subeer awal suldaan Xasan ayaa gaadhay magaalada burco

Suldaanka oo casuumad ka helay shirka Garxajis ee Burco ka socda, ayaa si uu uga qayb galo shirka beesha garxajis Halkaasi u Gaadhay.

Weftiga Suldaanka oo ay qayb ka yihiin mujaahidiin iyo Xubno kale oo beeshiisa ah, ayaa lagu soo dhaweeyey Burco.

Suldaanka Xasan, ayaa la filayaa inuu hadallo ka jeedin doono shirka dalwanaaje, isaga oo muddooyinkan dambe aanay isku san bannaanayn madaxweynaha oo uu suldaankiisa yahay.