Muxuu Yahay Qorshaha Dalka Ku Cusub Ee Wasaaradda Isgaadhsiibta.Sland Furtay

0
109

Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Teknoolajiyadda Somaliland, ayaa daahfurtay adeeg ku cusub guud ahaan dalka.

Adeegga cinwaanadda boostaha ayaa laga bilaabayaa caasimadda Hargeysa waxaana hir-gelinaysa wasaaradda Isgaadhsiinta iyo tecnoolajiyadda oo kaashanaysa shirkadda Geosol.

Adeeggan ayaa noqon doona mid Somaliland la tartansiiya dalalka caalamka.

Waa markii u horaysay ee adeeggan laga hirgelinayo Somaliland.

Foodhaadhi