Xildhibaan Barkhad Oo Walaac Ka Muujiyey Xanuunka Xumadda Oo Golihiisii Albaabada Isugu dhufatay

0
174

Xildhibaan Barkhad Batuun “Golahayagii maanta iyo Shalay wixii y furmi waayey Kooran La,aan, waxaana Xanuunka Xumaddu asiibtay Qaar Ka Mid ah Xildhibaanada”

“inankii aan Adeerka u ahaana Wuxuu u Dhintay Xumadda jirta, dhakhtarkii weynayaa ee Hargeysa Markii uu Buuxsamay, ayaa dadkiininta Weljer loo waayey Waxa la Saaray Kaariyoone” Ayuu Yidhi mudanuhu isaga oo warbaahinta la Hadlay maanta