DEG DEG Raysal Wasaare Xamse Oo Jigjiga Ka Tegay

0
206

DEG DEG Raysal Wasaare Xamse Oi Jigjiga Ka Tega

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa hadda soo gaadhay Garoonka Diyaaradaha ee Garaad Wiilwaal ee Caasimada Deegaanka Soomaalida Jigjiga.

Waxaana halkaas si meeqaam sare ah ugu soo dhaweeyay Masuuliyiin sar-sare oo uu ugu horreeyo Madaxweynaha DDS Mudane Mustafe Muxummed Cumar iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Deegaanka.