Madaxweyne Deni iyo Beerista Puntland ee dalagga Beeraha

0
186

Madaxweyne Deni iyo Beerista Puntlan

Waxaan maanta daah-furnay Shirka Horumarinta Beeraha Puntland oo socon doona muddo laba maalmood ah Kaasi oo lagu soo aadiyay maanta iyadoo Adduunka laga xusayo maalinta cuntada Adduunka.

Dowladdu muhiimad gaar ah bay siinaysaa wax soo saarka, Waxaan ku boorinaya dadka Puntland in ay wax soo saarka badiyaan, waxaan diyaarinaynaa Qorshe lagu maalgelinayo si macquul ah ganacsata iyo dadka la yimaada hal abuurada ganacsi ee Beeraha iyo Horumarinta wax soo saarka.

Adduunka dadku waa Isku tashanayaan cid walba waxay ku tashanaysaa wixii ay soo saarto in ay isku filnaansho ku gaarto, waxaa inagana la inooga baahanyahay inaan kor u qaadno waxsoo saarka daruuriga ah.

Guulaysta,