“Dib u noqosho ma jirto, Waa inaynu soo afjarnaa halista kooxda Al-Shabaab” Xasan Sheekh

0
281

Dib u noqosho ma jirto: Waa inaynu soo afjarnaa halista kooxda Al-Shabaab

Soomaaliya waxay dagaal kula jirtaa koox argagixiso caalami ah oo arxan daran, akhlaaq daran oo aynaan aqbali karin inay dalkeena iyo dadkeena ku dhex noolaadaan kagana dhex shaqeeyaan afkaarahooda guracan.

Maqaalkeygan ayaad ka aqrisan kartaan sababta ay tani muhiim u tahay inaynu soo afjarno halista Al-Shabaab.