Dhalashada Nebiga SCW Oo Debaal Degiisu Socdo

0
145

Munaasibado lagu xusayo dhalashada Nabigeena Suuban Ee Muxamed NNKH, ayaa ka socda caalamka.

Dhalashada Nebiga SCW, ayaa la sheegay inay ku beegan tahay maanta, waxaana Debaal degyadu ka socdaan deegaamada Somalidu degaan.

Magaalooyin badan ayaa lagu qabtay xafladii waaweyn oo lagu weynaynayo dhalashada Nebiga SCW, waxaana meelaha qaar ay culimadu marayeen jidadka iyaga oo shalaadaya.

Sallalaahu Calayhi Wasallam