Dagaal Jabuuti Ka dhacay oo dhimasho iyo dhaawac sababay

0
128

Dagaal Jabuuti Ka dhacay oo dhimasho iyo dhaawacbsababay

Wararka ka imaanaya D jibuty aya sheegaya in Mucaaradka Cusub ee la magac baxey Fruutka hubeysan ey xaley Weerar Ku ekeyeen saldhiga ciidamada
D jibuty

Kudhawaad 7 askari oo kamid aha cidamada D jibuty aya ka ga dhintey halkaas halka ey jiraan 4 dhawac ah iyo 6 kale oo lawaayey meel ey cirib iyo jaan dhigeyn

Xigasho TVga RTD