Warar hor leh oo Kasoo Baxay Dagaalka Shabab lagula jiro

0
175

Duhur wanaagsan dhegaystayaal, wararka aad ku maqlaysaan Idaacadda Duhurnimo waxa ka mid ah:
Milatariga Soomaaliya oo sheegay in ay deeganno Shabeellooyinka ku yaal ka qabsadeen Alshabaab.
Xeer ilaaliyaha Soomaaliya oo sheegay in sharciga lala tiigsan doona ganacsatada lacagaha siiya Alshabaab.
War murtiyeed ka soo baxay kulankii Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’isal wasaaraha Itoobiya.
Ehlu sunna wal jamaaca oo sheegay inay xukuumadda ka wadahadlayaan sidii ay isaga kaashan lahaayeen la dagaalkanka ururka Alshaab.
Wararkii ciyaarahaa intaa dheer.
Hadaba idinka oo mahadsan aragtidiina ka soo dhiibta. Mahadsanidin mar kale.