Madaxweynaha Somalia iyo Abey Oo Dalbaday in Cunaqabataynta Hubka Somalia Laga Qaado

0
169

Madaxwaynaha Soomaliya iyo Raysal wasaarraha Itoobiya ayaa si wadajir ah gollaha amniga ee qaramada midoobay uga codsaday in Soomaliya laga dulqaado cunaqabataynta hubka ee saaran.

Madaxda labada dal ayaa sheegay in cunaqabatayntan hubka oo Soomaliya laga qaado ay sababi karto in lala dagaallamo argagixisada.V

OSS TV