Raysal Wasaaraha Somalia Oo U Kicitimay Dalka Tuunisiya

0
306

Raysal Wasaaraha Somalia Oo U Kicitimay Dalka Tuunisiy

Quraal uu soo Dhigay pagekiisa Ayuu ku sheegay Sidan:-

“Waxaan saaka aniga iyo wafdi aan hoggaaminaayo safar shaqo ugu baxnay Magaalada Tuunis ee dalka Tuunisiya, Waxaana halkaas kaga qeybgalaynaa shirka horumarinta Afrika oo ay qabato Dowladda Japan, Waana shirkii sideedaada ( 8aad) ee noociisa oo kala ah, markii labaadna lagu qabto qaaradda Afrika.

Madasha waxaa isugu imaan doona madaxda wadamada Afrika iyo wafdiyo ka socda hay’adaha caalamka si looga wada xaajoodo arrimaha mudnaanta u leh dardargalinta horumarka Afrika”Ayuu Yidhi Raysal Wasaaruhu