Raysal Wasaare Xamse oo Socdaal ku tegay Beledweyn

0
250

Raysal Wasaare Xamse oo.Socdaal ku tegay Beledwey

“Waxaan maanta safar ku tagnay Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan, si aan dhiirigalin iyo garab istaag ugu muujinno ciidammada qalabka sida iyo kuwa deegaanka oo si geesinimo ah ula dagaalamay guulo waaweynna kaso hoyiyay dagaalka ka dhanka ah kooxda aragaxisada ah.

Safarkaan waxaan sido kale ugu kuurgalaynaa baaxadda abaarta iyo saameynta ay ku yeelatay dadka deegaanka, Waxaana dhagaysan doonaa baahiyaha kala duwan ee ay qabaan dadku, Waxaana kulamo kala duwan la yeelan doonaa bulshada qeybaheeda kala duwan” Ayuu Yidhi Raysal Wasaare Barre