Prof. Axmed Ismaciil Samatar Oo Loo Doortay Guddoomiyaha Hilaac

0
231

Urur-siyaasadeedka HILLAAC oo qabsaday shirka aasaaska ururka ayaa shaaciyay hoggaanka ururka ee madashaas lagu doortay:

Gudoomiyaha HILLAAC:

Prof. Axmed Ismaciil Samatar

Gudoomiye ku-xigeenka HILLAAC:

Muna Bile Xirsi

Xoghayaha Guud ee HILLAAC:

Dr. Foosi Maxamuud Qoofal

Afhayeenka Ururka:

Maxamed Cumar Jibriil

Gudoomiyaha Golaha Dhexe:

Muna Xuseen Khaliif

Xoghayaha Golaha Dhexe:

Dr. Fuad Yusuf Cusmaan