Ciidamada Somaliland Iyo Itoobiya Oo Hargeysa Ku Kulmay

0
168

Taliyaha guud ee Ciidamada Qaranka JSL Sareeye Gaas Nuux Ismaciil Taani ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafti ka socday Ciidamada Dawlada fedaraalka ah ee Itoobiya oo uu hor kacayay Madaxa wardoonka Ciidanka Faderaalka Itoobiya General Burhanu kebede.

Waxay labada dhinac kawada hadleen xoojinta iskaashiga amni ee u dhaxeeya Somaliland iyo Itoobiya sida lagu sheegay qoraal kooban oo ka soo baxay ciidanka