Magacyada Xubnaha Loo Doortay Hogaanka Ururka Wàabari

0
208

 

Aasaasayaasha Ururka Waaberi ayaa doortay 4 Xubnood oo noqon doona hoggaan ku meel gaadh ah;

Gudoomiye
Abdirisaq Ibraahim Maxamed Ataash

Gudomiye Ku xigeen
Mustafe Maxmed Qodax

Gudomiye Ku xigeen
Omer Shuceyb Maxamed

Xoghaye Guud
Salma Sh Abdirahman

Xoghaye Ku xigeenka Guud
Mustafe Maxamed Caqlie