Madaxweynaha Iyo Mucaaridka Oo La Is Horfadhiisyey Wejigii 2aad

0
197

Wejigii labaad ee wada-hadallada Xukuumadda iyo Mucaaradka, ayaa maanta qabsoomay, waxana loo ballamay inay halkaa kasii socdaan, wejiga saddexaadna maalinta berri la isugu soo noqdo.