Madaxweynaaha Oo dab Kusii Shiday Khilaafkii Lana Kulmay Guddoniyeyaasha Ururada Siyasada

0
198

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la qaatay qaar ka mid ah madaxda ururada siyaasada. Kulankan oo ka qabsoomay xarunta qasriga madaxtooyada, ayaa diiradda lagu saaray arrimaha doorashooyinka iyo arrimaha ururada siyaasada.