Siyaasi Cali Qoryoolay Oo Xabsiga La Dhigay

0
188

Sida Ay shabakada Wararka Ee Wajaalenews Uxaqiijiyeen Ehelada Qoraa Cali Qoryoolay Ayaa sheegay Maalintii shalay oo Ahayd Maalin Ciida Ayaa ciidamo Dharcad Ahi Waxay qoraa Cali Qoryoolay ka qabteen xaafada jig Jiga Yar Gaar Ahaan agagaarka Kaalinta Indha Birta kuwaasi oo xabsiga utaxaabay isagoo hada ku xidhan Saldhiga Dhexe Ee Magaalada Hargaysa.

 

Ciidamada xidhay qoraa Cali Qoryoolay ayaa sidan Wax waaran qabasho ah oo sharci Ah islamarkaana Aan Xadhigiisa Umarin Sifo sharci ah.

 

Majirto wax war ah oo kasoo baxay Xadhiga Cali Qoryoolay Oo Ah Siyaasi Badi ka hadla Xaalada Dalka iyo cida ka danbaysa xadhigiisa Toona.
Wixii War Ee Kasoo kordha Xadhiga Qoraa Cali dool “Cali Qoryoolay” kala soco Wararkeena danbe.