Madaxweynaha dalka Argentina Alberto Fernandez oo qarka u saaran in loogu daato

0
204

Madaxweynaha dalka Argentina Alberto Fernandez ayaa qarka u saaran in loogu daato xaruuntiisa madaxtooyada ka dib markii kummaan muddahaaradeyaal ahi ay ku soo xoomeen qasriga dalkaas looga taliyo.

Dadkan isugu soo baxay caasimadda Buenos Aires ayaa ka cadhaysan sicir bararka iyo nolol xumada xadhkaha goostay ee dalkaas ka jirta. Madaxweynaha oo dadkan gedoodsan la hadlay ayaa ku baaqay in la ilaaliyo midnimada.

Foodhaadhi