Ujeedada Socdaal Madaxweynaha Somalia Ee Turkiga

0
227

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayey oo soo gaaray dalka Turkiga.

Weftiga ayaa waxaa si diirran u soo dhaweeyey Wasiirka Waxbarashada dalka Turkiga Mudane Mahmut Özer, Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Mudane Jaamac Cabdullahi Caydiid iyo qaar ka mid ah diblomaasiyiinta shisheeye ee dalkan ku sugan.

Madaxweyne Xasan Waxa uu la kulmi  doonaa madaxda waddankaasi inta uu joogo turkiga oo ay ka wada hadli doonaa danaha ka dhexeeya.