Weriyeyaashii Xidhnaa Oo Cafis Lagu Siidaayey

0
247

Guddoomiyaha MM-TV Maxamed Abdi sheekh Ilig iyo Wariye Abdijibaar Maxamed oo Muddo Dhawr Bilood ah ku xidhnaa Magaalada Hargeysa ayaa maanta Xorriyaddooda dib u helay.

Weriyeyaashani warbaahinta ayey ushegeen inay u mahad celinsyaan cid kadta oo ka qayb qaadatay sii dayn tooda