DEG DEG :- Saladiintii Beesha Arab oo ka cudur daartey kulankii madaxweyne Muuse

0
184

DEG DEG :- Saladiintii Beesha Arab oo ka cudur daartey kulankii madaxweyne Muuse .

Afar suldaan oo ka kid ahaa 5 suldaan oo lagu casuumay kulan uu maanta madaxweyne Muuse Biixi la yeelan lahaa Beesha Arab ayaa saaka ka cudur daartey kulankaas .

Afartan suldaan ayaa kala ah .

1.Ugaas guud ee Arab .
2. Suldan Xussen .
3. Suldaan Kayse Bade .
4. Suldaan Xussen Cabdiqadir .

Kulankan waxaa ka qeyb galay dhinac madax dhaqameedka 6 caaqil oo kaliya

Dhanka kale waxaa xusid mudan in dalka ay ka maqan yahiin saladiintii Beesha Arab oo kala

  1. Sul. Cabdiraxmaan , Sul Cumar , Sul.Maxamed .
  2. Sul. Barre Xaaji Xussen .
    3.Boqor Maxamed Boqor Ciise