Madaxweyne Xasan sheekh Oo La sheegay Inuu imaaradka U safrayo

0
177

Madaxwayne Xasan shiiq ayaa safarkiisa ugu horeyay maanta Ku aadi doona Dalka Emaratka Carabta tan iyo markii xilka loo doortay isagoo martiqaad rasmi ah ka helay Dawlada UAE .

sidoo kale gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya ayaa isagana safar ugu baxay Dalka Kenya .

Dalka waxa Madaxwayne maanta ka noqon doonta Marwo Sacdiyo oo ah Gudoomiye Ku xigeenka Kowaad Ee Barlamaanka waana markii ugu horaysay taariiqda oo qof Dumar ka noqota Dalkeena .