Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Waddani Iyo Xoghayaha Gaarka Ah Ee Murashaxa Cirro Oo Xabsiga Loo Taxaabay

0
194

Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Waddani Iyo Xoghayaha Gaarka Ah Ee Murashaxa Xisbiga Xisbiga Waddani Oo Xabsiga Loo Taxaabay, Ciidamada Amniga JSL Ayaa Ku Raadjooga Masuuliyiin Kale Oo Katirsan Xisbiga Waddani Oo Qayb Ka Ahaa Mudaharaadkii Shalay Ka Dhacay Caasimada Hargeisa !!

Waxa hore u xidhnaa masuuliyiin badan oo ka mid ah kuwa xisbiyada mucaaridka ah xilalka sare ka haya oo shalay ilaa xalay la xidhah waxana muuqat ay sii kordhayso masuuliyiinta la xidhayo.