Xisbiyada Mucaaridka Ah Oo Dalbaday Mudaharaad Salmi Ah

0
243

Wasaaradda arrimaha gudaha ayey u gudbiyeen codsiga mudaharaadka in loo ogolaado. Balse lama oga inay wasaaradu ka ogolandoonto iyo 8n kale.

Qoraalkan waxa baahoyey Fahad Kaariye oo ah Sawir Qaadaha Qaaska Ah ee Guddoomiye Ciiro.

“Xisbiyada Mucaaridka ayaa imika wasaarada arimaha gudaha u gudbiyey warqad ay kaga codsanayaan mudaharaado ay sameeyaan taageerayaasha mucaaridku.

Jawaabta ay wasaaradu siiyey ayay saxaafada imika u sheegayaan”