Ilaa 9 qof oo ka soo jeeda Somalialnd oo la sheegay inay ku dhinteen badda Giriiga iyo Turkiga U Dhexaysa

0
292

Inaalilaahi wa inaa ilayhi Raajicuun.Ku dhawaad 9 qof Oo kasoo jeeda Magaalooyinka Burco Iyo Hargeisa Ayaa ku Geeriyooday Badda u Dhaxaysa Badda Turkiga Iyo Greece. Kuwaas oo la sheegay inay usafrayeen dhi aca qaaradda yurub balse ay halkaasi ku qaraqmeen.

Xigasho siciid cabdilaahi xasan