Nuxurka Kulan Dhex Maray Madaxweynaha Somaliland iyo Ka Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya

0
180

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa qasriga madaxtooyada ku qaabilay madaxweynaha dalwad-deegaanka Soomaalida Itoobiya Mudane Mustafe Muxumed Cumar (Cagjar)